Waa Kuma Masuulka Gudoomiye Cirro U Xushay Xubinta Komishanka Doorashooyinka Uga Wakiilka Noqon Doonta Xisbiga WADDANI?.

0
73

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Candiraxmaan Ciro ayaa soo magacaabey xubinta xisbigiisa u metali doonta kominshanka Doorashooyinka.

Gudoomiye Ciro ayaa xubintiisa waxuu u magacaabey Cabdikariin Yaasiin Sheekh Dalmar .

Masuulkan Ciro u soo Magacowdey kominshanka doorashooyinka ayaa ah nin ganacsade ah kana soo jeeda magaaalada Ceerigaabo .

Image may contain: 1 person, smiling, standing and beard

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here