Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

0
66

Waxa caawa fiidkii Hargeysa ku geeriyooday Alle ha u naxariisto taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan.

Marxuumka ayaa mudooyinkii danbe shaqada uga maqnaa xanuun.

Waxay dhamaan maamulka Iyo hawlwadeenada Wargeyska iyo Shabakadda Foore ay tacsi u dirayaa shicibka Somaliland Iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku.

Waxaanu si gaar ah uga tacsiyaynaynaa Ciidamada Qaranka Somaliland ee uu ka baxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here