Shirkadda Pure Living Co. Oo Dalka Kuu Keentay Agabka Biyaha Nadiifiya– Mid Qof, Mid Qoys Iyo Mid Bulshoba

0
223
Lawadaag Asxaabta...

Bushaaro……..Bushaaro.!

“Badbaadi Caafimaadkaaga Iyo Ka Qoyskaaga Oo Biyahaaga Ku Nadiifiso Qalabka LifeStraw Kiniin, Kimiko Iyo Koronto La’aan”

Shirkadda PURE LIVING CO. Waxa ay Ugu Bushaaraynaysaa Guud Ahaan Shacabka reer Somaliland Inay Kuu Keentay Qalabkii ugu Dambeeyey oo ah Noocyada Biyaha Lagu Nadiifiyo oo heerarkoodu kala duwan yahay. “Laga Raysay Bakteeriyadii Iyo Jeermiskii Biyaha

LifeStraw Waa Agab Isticmaalkiisu fudud yahay Oo Biyaha aan nadiifta ahayn Iyo Kuwa kaleba si layaab leh kuugu Nadiifinaya. LifeStraw Waa qalab isugu jira noocyadii qofku qaadanayay ee waysada oo kale ahayd, Middii Qoyska Loo Dhigayay iyo Mid si wadar ah dad badani u isticmaali karaan lana dhigan karo sida Xafiisyada, kuwaasi oo dhammaantood si aanad rumaysan Karin biyaha kuugu nadiifinaya. Qalabkani kaagama baahna wax Koronto ah oo lacagbadani kaaga baxdo.

Qiimo Ku Raalli Galiya iyo Adeeg Hufan Ugu Kaalay PURE LIVING CO. oo ku taalla:

Address: 1st floor Madar Building (Ismaaciil Hindi) ee Galbeed Kaga Beegan Macmacaanlaha Makka Al Mukarama, Is-gosyka Togdheer Kala Xidhiidh:  Tell: 523280 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here