Daawo Shirkadda Indhabirta Oo Mar Kale Digniin Culus Usoo Jeedisay Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta, Kuna Dhawaaqday In Farogalin Aan Loo Dul Qaadan Karin Lagu Hayo Shirkaddooda + Sawiro.

0
286

Shirkadda Indhabirta Oo Mar Kale Digniin Culus Usoo Jeedisay Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta, Kuna Dhawaaqday In Farogalin Aan Loo Dul Qaadan Karin Lagu Hayo Shirkaddooda.

“Wasiirka Macdantu Dantii Guud Ayuu Dangaar Ah U Adeegsaday, Shirkad Ayuu Uga Faa’iidaynayaa, Sababtoo Ah Shan Mitir Ayay Isku Jiraan Meesha Shaqaalahayagii Iyo Gaadhigayagii Lagu Xidh Xidhay, Shirkadda Sompower-Na Shan Wiish Iyo Boqol Shaqaale Ah Ay Ku Shaqaynayaan” Gudoomiyaha Laydhka Indhabirta.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here