Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar Oo Is Casilay

0
168
Lawadaag Asxaabta...

Wararka naga soo gaadhaya dalka Itoobiya waxay sheegayaan in madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar uu xilka iska casilay.

Waxaa madaxweynaha cusub loo magacaabay Axmed Cabdi Sheikh Maxamed.

Wasiirka warfaafinta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa BBC-da u xaqiijiyay in madaxweyne Cabdi Maxamuud uu xilka iska casilay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here