Jubaland Oo Xidhay Dhammaan Xuduudaha Laga Soo Galo Kismaayo Iyo Doorashada Madaxtinimada Oo Hal Maalin Ka Hadhay.

0
71

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xidhay Xuduudaha Magaalada Kismaayo laga soo galo Sida garoonka diyaaradaha Dekeda iyo Kantaroolada kala duwan iyadoo Mudada Doorashada Madaxweynaha ay socoto Ciidamada Booliska Jubbaland iyo Booliska AMISOM Kaliyah ay dhaqdhaqaaq ka samayn Karaan gudaha Magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here