Haddii Ay Ku Dhaafeen Halkan Kaga Bogo Dhammaan Goolashii Xalay La Iska Dhaliyey Tartanka Championka

0
213
Lawadaag Asxaabta...

Garoomada kubadda cagta ee qaaradda Yurub in badan oo ka mid ah waxa xalay la isku haleelay kulamo ka tirsan is aragga koowaad ee wareegga guruubyada tartanka naadiyada horyaalada qaaradda Yurub ee Champions League loo yaqaano oo ah kan ugu xiisaha badan sida la iska waafaqsan yahay tartammada kubadda cagta, marka laga yimaad koobka kubadda cagta adduunka ee qaramadu isku haleelaan.

kooxo waaweyn ayaa xalay is duqeeyey waxaana ka soo baxay natiijooyin xiiso leh iyo goolal aad u qurux badan. kooxda Real Madrid oo koobkan difaacanaysamarkii afraad oo xidhiidh ah ayaa waxa ay 3-o ku xasuuqaday kooxdii awoodda badnayd ee reer Talyaani. waa Roma. halka kooxdii Man City cashar lama illaawaan ah garoonkooda loogu dhigay.

halkan ka daawo dhammaan goolashii xalay la iska dhaliyey:

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here