Dowladda Federaalka Oo Xil U Magacowday Wiil Uu Dhalay Duqii Hore Ee Muqdisho

0
60

Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cusman Eng Yariisow oo ah Wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka u magacowday Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here