Deg Deg: Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Oo Kulan deg deg ah la iskugu yeedhay Maalinta Sabtida ah + Ujeedada.

0
73

Hargeysa(Foore) –  Warqad Goordhawayd ka soo baxday Xoghaya Golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa la iskugu yeedhay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Maalinta Sabtida ah ee fooda inagu soo haysa ee ay Bishu tahay 12.

Akhri Warqadda.

 No photo description available.

Wararka Foore helayo ayaa sheegaya inay Ujeedada ugu weyn ee Golaha la iskugu yeedhay ay tahay ansixinta Xubnaha Komishana Cusub oo qaarkood hore loo magacaabay kuwa kalena la filayo in saacadaha soo socda lasoo dhamaystiro magacaabistooda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here