Daawo:”Muuse Biixi Qalbigiisa Daaro Dhiso Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ka Buuxa, Han Iyo Himilo Hogaamineedna Ma Laha”…Afhayeen Barkhad J. Batuun –

0
133
Lawadaag Asxaabta...

Afhayeen Barkhad Jaamac Batuun oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta xisbiga Waddani ayaa si adag uga horyimid talaabada madaxweynuhu ku dhisayo madaxtooyada cusub xili ay xukuumadu ku dhawaaqday inay jirto macaluul baahsan oo saamaysay in ka badan hal milyan iyo badh ka mid ah muwaadiniinta somaliland.

Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxa uu hadalkiisa ku yidhi “Iyado Guddoomiyaha Haay’adda ka hortaga Aafooyinku sheegay iney 1.5 milyan oo deeganadda dalka joogay duunyadooda iyo dadkuubu halis ugu jiraan abaar adag ayuu Ninkii Dalka u dhaartay ee kitaabka gacanta saaray hammigiisa ugu weyn iyo hannaankiisa hoggaamineed noqday inu daar 70 malyan oo dollar ah dhisto! Hoggaaminta dunida ee taarikhda gasha dal, iyo dad horumarkiis ayey ku fikirta ee kuma fikirto daaro dhismahood iyo duunyo urursi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here