Daawo Xisbiga WADDANI Oo Badka Soo Dhigay Fadeexadihii Ugu Cuslaa Ee Shirweynihii Golaha Dhexe Kulmiye, Madaxweyne Muuse Biixi-na Ku Timaamay Masuul Aan Wali Garawsan Inuu Umaddan Madaxweyne U Yahay.

0
228

Daawo Xisbiga WADDANI Oo Badka Soo Dhigay Fadeexadihii Ugu Cuslaa Ee Shirweynihii Golaha Dhexe Kulmiye, Madaxweyne Muuse Biixi-na Ku Timaamay Masuul Aan Wali Garawsan Inuu Umaddan Madaxweyne U Yahay.

Daawo Afhayeenka Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun Oo Lafa-gur Ku Sameeyay Masuuliyiin Aan Sharcigu U Ogolayn Oo Shirkaasi Lagu Bahdilay, Oo Uu Soo Bandhigay Sawiradood, Ceebaha Kasoo Ifbaxay Khudbadihii Kala Duwanaa Ee Madaxweyne Biixi Jeediyay intii uu Boorama ku sugnnaa Iyo Guud Ahaan Hogaan Xumadda Muuqata Ee maanta Dalka haysta.

“Madaxweynuhu Umaddiisii ayuu Ukala Saaray Kuwo Bilaa Caqli ah iyo kuwo caqli badan, Hogaamintu Diblomaasiyad ayay u baahan tahay, Wixii ay Abiye is yidhaahdeen ayuu sidii odayaashii dhaqanka ee Geedka hoostiisa Oo Kale uu uga sheekaynayay, Waad arkayseen oo Madaxweynuhu Isku Gaynta Xisaab 43 iyo 16 Ah ayuu dadka hortooda ka lahaa ma  91, ma- 96-baa ma 97-baa?,  waxay arintaasi ku tusinaysaa inaanu tiin adag oo Khudbadda Madaxweynaha ka shaqayn karayaa aanu jirin, Waxaan Filayaa markii uu Muuse Doorashada galayay in Chiif Caaqilnimo loo tartamayo ayuu moodayee, muu filaynin inay Miisaan Madaxweyne Tahay, Astaan umaddeed ayaad u tahay Qaranka, Hadalka kaasoo baxayaa, hadal Faaf reeban oo Dunidu eegayso oo qiime leh inuu noqdo ayaa qurux badan, Laakiin haddii aad iska soo istaagto oo aad waxaad doonto iskaga hadasho ….”

 

Halkan Ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here