Daawo Sawirrada Mucjisada Wiil Aan La Kala Garan Cristiano Ronaldo

0
99

Inta badan waa la arkaa dad badan oo isku muuqaal eg, waxaana warbaahinta caalamka ay inta badan soo qaadataa shaqsiyaadka u muuqaalka eg dadka caanka ah.

Hadaba 25 jir Ciraaqi ah oo lagu magacaabo Biwar Abdullah kuna nool qeybta Kurdishka ayaa ah nin si aad ah ugu muuqaal eg xiddiga kooxda Juventus Cristiano Ronaldo.

Biwar Abdullah oo kubada cagta isaguba ciyaara ayaa caan ka noqday magaaladiisa iyadoo dadku ay isku sawiraan madaama uu yahay nin u muuqaal eg xiddigii hore ee Real Madrid.

Hadaba wakaalada warar Reuters ayaa Biwar Abdullah ku booqatay magaaladiisa islamarkaana sawiradaan hoose ka soo qaaday.

 Daawo Sawirrada Wiilkan Ronaldo U Eeg:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here