Daawo Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Ku Dhawaaqay 10-Ka Arday (Top Ten) Kaalmaha Hore Ka Galay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee 2019-Ka.

0
192

Hargeysa(Foore) – Maamulka Sare ee Dugsiyada Nuuradiin ayaa shaaciyay Tobanka arday (Top Ten) ee kaalmaha sare ka galay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee 2019-ka ee Dugsiyadooda ka baxay gaar ahaan dugsiyadda Sare iyo kuwa dhexe.

Waxa ay sheegeen in guud ahaan Dugsiyadda sare ee Gobolka Maroodi Jeex oo ay 30-Arday ka keeneen Darajada “A”, ay 17- Arday ka baxeen Dugsiga Nuuraddiin taasi oo ay ku faaneen islamarkaana ay ku tilmaameen inay arintaasi muujinaysa in Sanadkan ay Kaalmaha hore mutaysteen Ardayda Nuuradiin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here