Daawo Kulankii Uu Madaxweyne Biixi La Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Sacuudiga Iyo Khudbaddii Uu U Jeediyay.

0
69

Daawo Kulankii Uu Madaxweyne Biixi La Qaatay Jaaliyadda Somaliland Ee Sacuudiga Iyo Khudbaddii Uu U Jeediyay.

“Somaliland Waxay Ka Cabato Waxa Ugu Badan Madaxweynaha Oo Waan Idinla Joogaa Caawa, Ana Waxaan Ahay Nin Dhaliisha Aad U Ogol, Waayo 40-Sanno Ayaan Soo Ahaa Mucaarid”.
“Tayda La Yeeli Maayo, Ta Mucaaridkana La Yeeli Maayo, Ta Dalka Maxaa U Dan Ayaa La Yeelayaa, Ninkay Taasi U Cuntami Waydaa Isaga Ayaa Gardaran., “Dadku Dawladnimada Aad Iyo Aad Ayaa Qalad Looga Fahmay, Masalan”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here