Akhri Oo Ka Bogo Warqadda Saaka Arooryadii Hore Xilka Lagaga Qaaday Gudoomiyayaasha Maxkamaddaha Gobolka Maroodi Jeex Iyo Degmadda Hargeysa.

0
303

Hargeysa(Foore) – Saaka arooryaddii hore ayay Gudida Cadaaladda Somaliland oo uu Gudoominayay Gudoomiyaha  Maxkamadda Sare, Ahna Gudoomiyaha Gudida Caddaaladda Somaliland Aadan Xaaji Cali Xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Gobolka Maroodi Jeex Axmed Dalmar Ismaaciil iyo Gudoomiyihii Degmada Hargeysa Cabdirashiid Beergeel.

Waxa ay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Maroodi Jeex usoo magacaabeen  Cabdi Qawdhan Cabdi oo ka mid ahaa garsoorayaasha Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex,halka Gudoomiyaha Maxkamadda Degmadda Hargeysa  ay u soo magacaabeen Yaxye Xuseen Yuusuf oo  isna ka mid ahaa Garsoorayaasha Gobolka Maroodi Jeex.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here