BAAHIN QANDARAAS GAADIID – Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland

0
414

Ku:   Wargayska Dawan    —– Hargeysa

Ku:- Wargayska Foore      ——-   Hargeysa

 UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS GAADIID.

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadiid loo doonayo dawladda oo faah-faahintooduna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadiidka loo doonayo Dawlada Faah-faahinta Gaadiidka
1. Toyota Hillux Pick Up Model:- 2010-2013

Color:-   Cadaan

2. Toyota Mini Bus Haice Model:- 2004-2008

Color:-  Cadaan

 

Jaraa’idka: – Fadlan noo baahiya 4 (Maalmood) oo ka bilaabmaya 06/07/2021 kuna eeg

10 /07/2021.

FG:

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaska Baabuurku uu xidhmayo 14/07/2021 Maalinta Arbacada ah saacadu markay tahay 12:00 Am, waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurta 15/07/2021, Maalinta Khamiista ah 10:00 AM, waxaana lagu furi doonaa Qandaraaska Baabuurka Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadiidkaas iyo Faah-faahintoodaba hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala Guriga Shaqaalaha Dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama soo garaac Tellka: 0634217968 ama 0634400437.

 ALLAA                             MAHAD                                   LEH

 Axmed C/risaaq Diiriye

Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka

 

 

Phone: – +252(63) 4217968 Email WWW.Somalilandtenderboard.Com   Hargaisa, Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here