Hargeysa, June 6, 2021- (Foore)- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo ku dhawaaqay is-bahaysi ka dhan ah KULMIYE oo ay ku qaataan Maayarrada iyo Shir-guddoonka Golaha wakiillada, sameeyeyna Guddi 10 xubnood ka kooban oo isku dhafan.
Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo u hadlay labada xisbi ayaa sheegay in Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI ay ku heshiisyeen in ay samaystaan is-bahaysi Mucaarid oo adag.
Akhri Nuxurka Warqadda Ay Wada Jirka U Saareen UCID iyo WADDANI:
