Warar Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Dhaqan Gelinta Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha By admin - February 18, 2021 0 727 FacebookTwitterPinterestWhatsApp #KDQ waxay Soo-dhaweynayaan Dhaqangelinta Xeerka Doorashooyinka & Diiwaangelinta Codbixiyayaasha, Xeer Lr. 91/2020 iyo Fulinta Shuruudaha Xeerku jideeyay kuna waajibiyey buuxintooda Musharixiinta u tartamaya Goleyaasha Deegaanada & Wakiilada JSL. #SomalilandElects #KDQ