Harta-sheekh, July 27, 2020- (Foore)- Golaha Arrimaha Islaamka ee Magaalada Harta Sheekha ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxa ay gabi ahaanba magaaladaasi ka mamnuuceen arrimo badan oo la xidhiidha hannaanka ay wakhtigan u dhacaan aroosyadu sida Gaadiidka badan ee arooska lagu galbiyo, Fijaannada Ama Xeedhooyinka Soddohuhu sameeyaan, taashka cad ee aroosaddu xidhato, Jaadka, Lacagaha Gabbaatiga ah ee Hordhaca ah, Agabka Badan ee Soddohdu inanteeda aroosadda ah soo raaciso iyo arrimo kale.
Halkan ka akhri liiska 17 Arrimood oo wadaadadu ka mamnuuceen Magaalada Harta Sheekha iyo nawaaxigeda aroosyadii ka dhici jiray: