Musixirkii Dameerta Jeclaysiiyay Ninka Soomaaliga Ah!! Qisooyin Layaab Leh Iyo Sh. Maxamed Ismaaciil

0
1374

Hargeysa (Foore)- Culimada islaamku sida qaalibka ah waxa ay shacabka uga digaan adeegsiga, shadaadiinta, jinka iyo kooxaha falka ku shaqaysta ee xiddhiidhku ka dhaxeeyo shadaadiinta iyo wixii la hadal maala. Maxamed sheikh Ismaaciil waxa uu ka mid yahay culimada waaweyn ee muddoda dheer baadhitaannada ku samaynayay umaddana ka daaweeya dhibaatada jinka iyo wixii la hal maala.

Tani waa mid ka mid ah qisooyin layaab leh oo sheekhu hore uga sheekeeyey oo la xidhiidha dhibaatada ay dadku ku qabaan adeegsada kooxaha shadaadiinta iyo jinka la shaqaysta isaga oo umadda uga wacyi gelinayay in ay ka fogaadaan noocyada kala duwan ee adeegsiga caalamka innaga qarsoon.

Waxa ay ahayd qiso layaab leh oo ku dhacday nin doonayay in madiido loogu sameeyo gabadh uu calmaday balse ay ushii uu sitay ay ee wax loogu soo akhriyay ay taabatay dameer goob uu ninkaasi ku sugnaa joogtay taasi oo isagii daba gashay oo laga kari waayay madiidadiina iyada saamaysay oo la jeclaysiiyay isagii.

Waakan sheekha oo qisadan layaabka leh innooga warramayaa:

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here