Shirkadaha TELESOM iyo SOMTEL Oo Soo Dhaweeyey Dabar Ka Furista Isgaadhsiinta Kaybalka

0
1349
Hargeysa (Foore)- Kadib markii ay maanta Golaha wakiillada Somaliland ansixiyeen wax ka baddalka iyo kaabista lagu sameeyey xeerka Isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada somaliland ayay shirkadaha waaweyn ee SOMTEL iyo TELESOM waxa ay soo dhaweeyeen tallaabada Golaha wakiiladu qaaday. War-saxaafadeedyo ay soo saareen shirkadaha SOMTEL iyo TELESOM waxa ay ku bogaadiyeen tallaabada ay Golaha wakiilladu qaadeen oo ay ku tilmaameen mid dhiirri galinaysa suuqa xorta ah ee dhinaca isgaadhsiinta somaliland iyaga oo mahadnaq u diray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada. war-saxaafadeedyadaasi oo u dhignaa sidan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here