Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Soomaliland Cali Ibraahim Jamac (Baqdaadi) Oo Joojiyay Goaan Cadna kasoo Saaray In Gudaha Soomaliland Lagu Isticmaalo Adeega Forex

Wareegto ka soo baxday Baanka Dhexe ee JSL, kuna taariikhaysan 18 Feb, 2020, kuna Saxeexan yahay Gudddoomiyaha Baanka Dhexe, Mudane Cali Ibraahim Jaamac, ayaa lagu mamnuucay Barnaamijka Forex Oo ah Adeeg Nooca Jiif Oo Jaq Da Loo Yaqaan Ah

Adeegan Ayaa Ah Adeeg Shaki Badan Ay Ka Qaadeen Bulshada Hore U Isticmaashay Waana Adeeg Aan In Lacag La Dhigto Laysku Halayn Karin

Warqda Sida tooska ah Uga soo Baxday Baanka dhexe Ee Jsl Ayaa U Dhignayd Sidan Hoos Ku Xusan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here