BREAKING NEWS
Search

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Digay Dib U Dhac Mar Kale Ku Yimaada Doorashada + Muuqaal

Hargeysa (Foore):- Xildhibaan Axmed Obsiiye Gacan oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka digay dib u dhac mar kale ku yimaada doorashada oo hore loo qoondeeyey in ay dalka ka qabsoonto horaanta sanadka 2017.

Halkan Ka Daawo Hadalka Xildhibaanka:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *