“Wasiir Caddaani Beenta Kumaan Aqoon, Hawlo Kale Ayaa Lagu Sheeg Sheegaa ” Musharax Cabdiraxmaan Ciro + Muuqaal

Hargeysa (Foore):- Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu ka jawaabey Hadlo maanta ka soo yeedhay Wasiirka warfaafinta kaas oo shegay in Cabdiraxamaan Ciro Naceb yahay Askarta.
Musharax Ciro waxaa uu sheegay in hadalkaasi uu yahay mid aanay waxba ka jirin isla markaana been abuur ah , wasiir Cadaanina aanu beenta ku aqoon balse madaxweynaha ayuu jecel yahay iyo hawlo kale lau xanto

Sidoo kale Cabdiraxmaan Ciro waxaa firiimo u diray saxiibkii Axmed Muumin waxaana uu sheegay in tabashada uu tabanayo la dhameyn doono.
Halkan Ka Daawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *