Search

War Degdeg Ah: Wariye Axmed Xasan Cawke Oo Jigjiga Ku Geeriyooday

Jigjiga (Foore)- Alle Ha U Naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa tiirarka wariyayaasha Soomaalida kuwooga loogu jecel yahay ayaa wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga sheegayaan in uu Geeriyooday.
Geeridu waa xaq Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. dhammaanba Bahda Warsidaha Foore waxa ay shacabka reer Somaliland iyo Guud ahaan Soomaalida ka tacsiyeynayaan Geridaa naxdinta leh. wixii warar ah ee arrinkan la xidhiidha goor dhaw kala soco mareegta Warsidaha FOORE.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *