Search

War Degdeg Ah: Shil Dhimasho Keenay Oo Ka Dhacay Soo Dhaweyntii Ugu Ballaadhnayd Oo Burco Ku Qaabishay Isbahaysiga KULMIYE

Burco:(Foore)-Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay tiro kalena waa dhaawac ka dib markii uu uu qallimay gaadhi nooca Noohadda loo yaqaano ah oo qeyb-ka-ahayd Boqolaal gaadhi oo maanta Magaaladda Burco kusoo dhawaynayay Is-bahaysiga Is-bedel-doonka ah ee Xisbiga KULMIYE.
Wariyeo Barwaaqo Aadan Muxumed,ayaa soo sheegaysa inuu khasaaruhu intaas ka sii badnaan karo,ayna ka war sugayaan Wararka laga helayo Ilaha Caafimaadka ee Gobolka.
Waftigan oo uu hogaaminayay Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa waxa ay soo dhaweyn layaab leh kala kulmeen shacabka magaalada Burco oo boqolaal gaadiid ah iyo kumanaan qof kaga hor yimid.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *