Search

War Deg Deg:- Alle Haw Naxariistee Ganacsade Ibraahin Cabdi Kaahin (Ibraahin Dheere) Oo Ku Geeriyooday Magaalada Djabouti

Djabouti(Foore):-Alle haw naxariistee waxa caasimada dalka jamhuuriyada Djabouti ee Djabouti ku geeriyooday maanta ganacsadihii waynaa ee Ibraahin Cabdi Kaahin oo ku magac dheeraa (Ibraahin Dheere) oo ka mid ahaa ganacsatada ugu waaweyn Somaliland iyo wadanka Djoabuti, waxaanu dhalasho ahaan ka soo jeeday somaliland.
Alle haw naxariistee marxuunka ayaa lagu aasi doonaa caasimada wadanka Djabouti.

Dhamaanba maamulka iyo shaqaalaha shabakada Hadhwanaagnews waxay tacsi gaadhsiinayaan qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhamaanba shacabka somaliland iyo shacabka Djabouti ka tacsidaynayaan geerida Ganacsade Ibraahin Cabdi Kaahin, waxaanan ilaahay uga baryeynayaa inuu naxariistiisii jano ka waraabiyo , qoyskii, qaraabadii iyo ehelkii, asxaabtii iyo
shacabka labada wadanba samir iyo iimaan ka siiyo.

Aaamiin INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *