Search

War Deg-Deg Ah: Afar Dhalinyaro Reer Hargeysa Ah Oo Goordhaweyd Badda Berbera Liqday.

Berbera(Foore) – Wararka ka imanaya magaalo marseeda Berbera ayaa sheegaya in goordhaweyd Afar dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ardayda dhigata dugsiyada sare ee Magaalada Hargeysa ay liqday badda Berbera oo maanta u Dalxiis tagay Baddaasi. Magacyada iyo Xaafadaha ay ka kala yidaameed dhalinyaradaasi ayaa lagu sheegay sidan:

Axmed Haybe Cabdi : Xaafadda Calaamadda

Xasan Cisman Axmed : Xaafadda Jameecada

Siciid Maxamed C.laahi : Xaafadda Calaamdada

Siciid Cismaan Maxamed : Xaafadda Calaamadda.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *