BREAKING NEWS
Search

War Deg Deg ah: Adan Maxamed Mirre Waqaf oo ku geeriyooday Dalka Malesia

Kuala Lumpur (Foore) Inalilahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Alla ha u naxariistee waxa Habeenkii xalay ahaa (Isniin) ku geeriyooday caasimada wadanka Malasia ee Kuala Lumpur Marxuun Adan Maxamed Mirre Waqaf oo dhawaanahan hawlo caafimaad waddankaaa ugu sugnaa.

Taariikh Nololeedka Marxuunka kala soco Foore News oo idiinku soo gudbin doona sida ugu dhakhsaha badan.

Dhamaan Hawlwadeenada Wargaysa iyo Websiteka Foore waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii qaraabadii, asxaabtii iyo dhamaan bulshada somaliland ee uu ka baxay Marxuun Aden Maxamed Mire Waqaf . Marxuunkana ilaahay uga baryeen inuu janooyinkiisa ku manaysto.

 

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *