Search

War Dedgeg Ah: Buuq iyo Rabshad Ka Taagan Shirkii Kadib Markii Buuq Ka Dhashay Hannaanka Doorasho ee Madaxweyne ku xigeenka

Hargeysa (Foore)- Buuq iyo rabshad ayaa ka dhalatay markii la gudo galay doorashadii Musharraxa Madaxweyne ku xigeen oo ay u taagnaayeen Madaxweyne ku xigeenka qaranka Md. Cabdiraxmaan Saylici iyo Wasiirka Caafimaadka Saleebaan Xaglotoosiye kadib markii la isku maandhaafay qaabkii codaynta iyada oo gacan taaggu u horreeyey Musharrax Cabdiraxman Saylici balse waxa natiijadii la filayay ka hor yimid xubno badan oo taabacsanaa Saleebaan Xaglotoosiye oo u arkay in la musuqayo. wakhtigan ciidamo ayaa goobta shirka soo galay waxa taagan buuq iyada oo Madaxweyne Siilaanyo codkiisa siiyey Cabdiraxmaan Saylici.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *