Search

Ugaaska Guud Ee Beelaha Fiqi Cabdale Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed Daa’uud Yuusuf.

Ugaaska Guud ee Beelaha Fiqi Cabdale(Cabdale Abokor) Ugaas Cabdirisaaq Koosaar Cali ayaa waxa uu Tacsi Tiiraanyo u dirayaa Reer Daa’uud Yuusuf Geeridii Naxdinta lahayd ee Ku timid Walaalkood Maxamed Daa’uud Yuusuf oo maanta Aas Qaran loogu sameeyay Magaalada Hargeysa isagoo Illaahay ka baryay inuu samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo,isagan Janadiisa Firdawsa ugu deeqo.
waxa kale oo uu Ugaasku Geeridaasi Naxdinta leh ka tacsidaynayaa Wariyayaasha Horn Cable Tv oo uu Marxuumku la shaqayn jiray Iyo dhamaan shacabka reer Somaliland ee uu Marxuumku ka baxay isagoo tacsi taa la mid ah u diray Marxuumiintii kale ee shilkaasi kula geeriyootay, waxaanu Ugaasku Ilaahay ka baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo eheladii ay ka baxeen,janooyinkiisana uu ugu deeqo.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *