Search

“Shabakada Wikileaks Wixii ay Qortay Waa Xaqiiq,Mana ah Shabakad Yar” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye DAAWO.

Hargeysa(Foore)- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa Markii kowaad ka hadlay Warqada ay faafisay Shabkada siraha adduunka faafisa ee Wikileak ,Waxaanu Cadeeyay Jiritaanka Warkaas isagoo xusay in Shabakadani Waxyaabo Xaqiiqo ah ay qorto.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *