Roobabkii Guga Oo Saaka Ka Curtay Buuhoodle Iyo Deegaano Hoosyimaada

Buuhoodle (Foore)-Waxaa Saaka Subaxdii Hore Ay Ku Waabariisatay Magaalada buuhoodle jawi raxmadeed iyadoona mudooyinkii udanbeeyey ay deegaan kaasi ka jireen abaaro baahsan oo samayn wayn ku keenay reer guuraaga iyo dadka dagan deganadaa.
ayaa waxaa saaka halmar ah lagu waabariistay xareeda oo galaclaynaysa qaybo kamida deegaano katirsan deeganka buuhoodle .
iyadoono rababkan saaka kacurtay deegaanadan ay si wayn ugu diirsadeed duunayada iyo dadkuba ayaa hadana waxa ay wal wal iyo biyo yaroodi ay kajirtaa qaybo badan oo katirsan degaanadaa.

Kamaal Ismail Adan
Foorenews.com




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *