BREAKING NEWS
Search

Public Notice to Those Considering Building, Managing, or Operating a Port in Djibouti of the Validity of the Concession Agreement for the Doraleh Container Terminal in Djibouti:

DP World Ltd. hereby gives notice that the Concession Agreement to operate the Doraleh Container Terminal in Djibouti, which was awarded by the Government of Djibouti to Doraleh Container Terminal S.A., or DCT, a joint venture controlled by DP World, remains in full force and effect.  That Agreement conferred on DCT the right to operate the port, which it designed and built, and in turn DP World was mandated to manage the port.  The Agreement also gave DCT and DP World exclusive rights to build and operate any other container ports and free zones in Djibouti.
 
 
The Concession Agreement was recently upheld as a valid and binding contract under English law by a distinguished tribunal of arbitrators (one a former member of the United Kingdom Supreme Court, another a member of the English Court of Appeal, and the third a leading Queens Counsel and independent arbitrator) under the auspices of the London Court of International Arbitration or LCIA, which rejected the Government of Djibouti’s attempt to rescind the Concession Agreement based on false allegations of corruption.  In a related proceeding an English High Court Justice agreed that the Concession Agreement had been a great financial success for Djibouti.
 
Nevertheless, on 22 February 2018, the Government of Djibouti unlawfully seized control of the Terminal, forced DP World employees to leave the country and purported to terminate the Concession Agreement.  The claimed termination is invalid under English law, and thus the Agreement remains in full force and effect. 
 
DP World and DCT have commenced a new LCIA arbitration against the Government of Djibouti due to this unlawful seizure and purported termination.
There have been reports that the Government of Djibouti is contracting with other companies to build and operate other port facilities in Djibouti in violation of DP World and DCT’s exclusivity rights. 
 
TAKE NOTICE THAT DP World and DCT are the lawful holders of rights in respect of the ownership and operation of the container shipping terminal at Doraleh, Djibouti, and will pursue all available legal recourse, including claims for damages, against any other entities that tortuously interfere or otherwise violate their rights with respect to the Concession Agreement.
 

…………..
Ogaysiis Guud oo ku socda cidkasta oo ku talo jirta ka qayb qaadashada dhismaha, maamulka mamaareynta dakad ku taal Jabuuti oo qayb ka ah Heshiiska Dhaqan-galka (Validity of the Concession Agreement) ah ee Maamulka Dekedda Contaynarda Daarooleh ee Jabuuti.
 
Shirkadda DP World waxay idinla socdsiinaysaa in ilaa maanta jiro oo uu dhaqan-galayahay Heshiiska Maamulka Dekedda Konteynarada ee Daarooleh ee Jabuuti ee ay Dawaladda Jabuuti ugu wareejisey maamulka dakaddaasi shirkadda SA ama DCT oo ah shirkad wadajir loo leeyahay, oo ay hogaamiso ama maamusho Shirkadda DP World. Heshiiskaasi waxa uu xaq u siinayaa Shirkadda DCT maamulka dekadaasi oo ah dakad DCT qorsheysey oo ay dhistey, dhanaka kale na heshiiskaasi waxa uu hogaaminta maamulka dekedaasi xaq u siiyay Shirkadda DP World. Sidoo kale naheshiiswaxauu DCT iyoShirkadda DP Worl Berbera sigaar ah xaq(exclusive Right) ugusiiyaydhisiddaiyomaaulidda deked kastaoo kale ookonteynariyoAagaggaxorta ( Fee Zones ) ee lagadhisayoDalkaJabuuti.
 
Dhawaan Maxakamadda Dhexdheexaadinta Caalamiga ah ee London oo ka koobanayd dhexdhexaadiyeyaal heer caalami ah oo kala ahaa (xubin ka mid ahaan jirey garsooreyaasha Maxkamadda Sare ee Boqotooyada Ingriiska, Xubin ka mid ah Maxkamadda Racfaanka ee Ingriiska iyo xubno saddexaad oo ka socday Queens Counsel ahaana dhexdhexaadiye madaxbanaan) oo dhegaysatey dacwad ay u gudbisey Dawladda Jabuuti oo ku andacooneysey in Heshiiska la buriyo, waxay diidey sheegashadaasi Dawaladda Jabuuti waxayna go’aamiyeen in heshiiskani yahay heshiis dhaqan gal ah oo sharci ah sida uu qabo Sharciga Ingiriisku. Dacwad kale oo isla arintan khuseyneysaa Iyana jirtay oo ay Maxkamadda Sare ee Cadaaladda ee Ingriisku go’aan ku soo saartey in Heshiiskani faa’iido weyn oo maaliyadeed u soo hooyey Dawaladda Jabuuti.
 
Haseyeeshee, 22 bishii February, 2018 Dawladda Jabuuti waxay si sharci darro ah u qabsatey ulana wareegtay Dekadda Conteynrada Daaroole iyadoo shaqaalahii DP World na halkaasi ka soo saartey. Dawalada Jabuuti markay talaabadaasi sharci darrada ah qaadey waxay ku marmarsiyootey in Heshiisku Buray; Marmarsiyehaasina waa waxba kama jiraan sida uu qabo Sharciga Ingiriisku, Hashiiska maamulaka dekada conteynrada Daaroolena waa mid dhaqan gal ah oo ay waajib ku tahay Jabuuti inay ixtiraamto oo dhaqan galiso.
 
DCT iyo DP World waxay ay markale u gudbiyeen Maxkamadda Dhexdhexaadinta Caalamiga ah ee London dacwad ka dhan ah talaabadan Dawladda Jabuuti kula wareegtey maamulka Dakedaa iyo burista heshiiska ee ay ku doodesyo dawladdaasi.
Waxaana soo gaadahaya warbxinno sheegaya in Dawaladda Jabuuti ay la galayso Shirkado kale heshiisyo khuseeya dhismaha iyo maamulka dakado kale taasi oo xad-gudbku ah xuquuqda gaarka ( execlusive Right) ee uu Heshiiska maamulka Dekadda Konteynarada ee Daaroole siinayo DTC iyo DP World.
HADABA OGAADA IN DP World and DCT ay yihiin kuwo xuquuqo sharci ah ku leh lahaanshaha iyo maamulka Dekedda Maraakiibta Konteynarada ee Jabuuti, iyo inay sifo sharci ah u raadsan doonaan xaqooda oo ay sharciga la tiigsan doonaan cid kasta oo sifo sharci darro ah u faro galisa ama ugu xad-gudubta xuquuqahooda ku saabsan Heshiiska Maamulka Dekedda ee aankor ku soo xusnay.
 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *