BREAKING NEWS
Search

Muxuu Dareenkiisa Ku Cabbiray Musharraxii Ku Guulaystay Maanta Mansabka Musharraxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga WADDANI Amb. Maxamed Cali

Hargeysa (Foore):- Ambassador Maxamed Xaaji Cali Cabdi musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa qudbad kooban oo mahad celin ah u jeediyey ergooyinkii golaha dhexe ee maanta kala saarayey musharaxiinta waxaana uu sheegay in intii u codeeyey iyo kuwii ka codeeyeyba uu aad ugu mahad celinaayo .

Halkan Ka Daawo:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *