BREAKING NEWS
Search

Mucjiso: Kaluun Leh Ilkaha Dadka Oo Dalka Maraykanka Lagu arkay

Nin Reer Ireland ah oo ka kaluumaysanayay badaha wadanka Maraykanka gaar ahaan xeebaha gobolka Florida ayay u suurtowday inoo soo qabsado kaluun lala yabay oo ilka dadka oo kale lehyaab.

Ilaa hada lama kala ogaan nooca uu yahay kaluunkani iyo inuu jiro kuwo kale oo lamid ah oo ku dhaqan bada gunteeda iyo inuu kani yahay mid keli ku ah aduunyada.

Foorenew.com




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *