Mashruucii Biyo Galinta Tog Wajaale Ee lacagtiisa la Shubay Halkuu ku Danbeeyay Maxaasi Hortaagan?

Magalada og wajaale oo ah xarunta ganasiga ugu wayn somaliland islamarkaana xidhiidhisa ganasiga mandaqada geeska africa loona jaqaan dakada qalalan kuna taalo saylada ugu wayn somaliland marina u ah jaadka lacagta adag kasoo gasho somaliland balse dadka degen demada wajaale ay ka araradan yihiin adeegii asaasiga ahaa ee nolosha binu aadamka saldhiga u ahaa
waxa wajaale kajirta biyo laan iyada oo hore wajaale ulahayd laba ceel biyood labaduba ay cadilan yihiin midka midana xero dhiig laga dhigay markay xukuumadu dayactiriwayda midna uu u fadhiyo xukumadu aanay kawarhayn dhibatooyinka biyo la,aaneed kajira wajaale sanadkii hore wuxuu wasiirka wasaarada macdanta iyo biyuhu sheegay inuu gacanta ku hayo lacagtii loogu talagalay biyo galin rasmiya oo laga sameeyo wajaale balse may dhicin iyadoo maanta ay kasoo wareegtay 2.5 labasano iyo badh halkay martay lacagtii wajaale loogutalagalay dadwaynaha ku dhaqan tog wajaale waxay aamin san yihiin in masruucii biyo galineed ee wajaale loo leexiyey dagmooyinka uu wasiirku hayb ahaan ka soo jeedo sida degmada Garadag iyo ceel Afwayn ceerigaabo burco iyooo deegaanokale marka wasiir waxan ku way diinay maqaranka ayaad wasiiir utahay mise cid gaara manayse wajaale kamid ahayn dalka sida lawada ogsoonyahay wajaale waxay laf dhabar u ahayd islamarkaana kaalin wan kasoo qaadatay isbadalkii kadhacay daqlka ee xisbiga kulmiye kusoo baxay waxa dadka reer wajaale maalkood muruqooda iyo maskax dooda u hureen sidii aad mudane maxwayne aa usoo bixi lahayd balse waadku soobaxday doorashadii waxana u balanqaaday inaa wax ka qaban doonto ugu horayn biya balse may dhici dadka reer wajaale codka ay kusiiyeen diiqo mahayn ee wuxuu ahaa qaan waxana lagaa rabaa sidii aad qaantaa isaga soobixin lahayd waxakale oo aykaa sugayaan reer wajaale abaalkii ay kuu galeen inaad ugudo oonad noqon mid dantiisii gaadhay oo awrkiisa ku kicsaday kuna guuray dadka dantiisiina gaadhay dadka reer wajaale maaha hangoolkii marka cidi dan leedahay la tabijiray hadab mudane madax wayne hadaanahay reer wajaale lacagtii logu talagalay wajaale innaaad biya loogu galiyo loogu talagalay halkay martay miyaanse wasiirka lalaxisaabtamayn wajaale ma kililka shanaad baa mise waa soomaliland ayaa loo tirinayaa ee ka masuula miyanay se dadka reer wajaale xaq ulahayn inay helaan adeegyada ay ka mid yihiin biyaha caafimaadka iyada oo dadka reer wajaale iyo aydu meel qudha ka wada cabaan magaalo dalka lamidiina aanay jirin magaaloyinka kalena ay cabaan biyo nadiif ah hadaba waxaan xukuumada uuga fadhinaa balankki anoo qaaday inay siidiisii waxannleeyahay reer wajaaloow adhi daasad loo tumo kama ilbaxo allaah mahadleh
Q/kii: Maxamed cabdilaahi Qombor tog wajaale




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *