Search

Magacyada Iyo Deegaamada Ay Kasoo Jeedaan 23-ka Xubnood Ee Guddoomiyaha KULMIYE U Xushay Golaha Dhexe

23 Xubnood Oo Dastuurka Xisbigu Dhigayo In Guddoomiyaha Xisbigu Gaar U Soo Xusho

Hargaysa (Foore)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan soo saaray Liiska 23-ka xubnood ee uu ka guddoomiye ahaan sida gaarka ah sharciga xisbigu u dhigayay in uu ugu soo darsado Golaha Dhexe ee KULMIYE kuwaasi oo uu u gudbiyey guddida diiwan gelinta xubnaha Golaha Dhexe. Akhri hadaba magacyada Guddoomiyuhu soo xushay iyo deegaamada ay ka soo jeedaan:
1- Aamina Xaaji Maxamed Jirde (Ciise Muuse/Habar Awal)
2- Canab Cumar Ileeye Habar awal (Sacad Muuse)
3- Cali Sheekh Yoonis Habar awal (Sacad Muuse)
4- Xasan Mawliid Habar awal (Sacad Muuse)
5- Xuseen Maxamed Rodol Habar awal (Sacad Muuse)
6- Aaminna Yuusuf Aar (Timo dheer) Habar awal (Sacad Muuse)
7- Axmed Yuusuf Dirir Habar awal (Sacad Muuse)
8- Samsam galbeedi Habar awal (Sacad Muuse)
9- Hodan Axmed Cabdillaahi (Sacad Muuse)
10- Maxamuud Saalax Cabdi (Sacad Muuse)
11- Faadumo Yuusuf Qodax (Sacad Muuse)
12- Aniisa Nuur Cigaal: (Ciise Muuse)
13- Cabdi Giire (Arab)
14- Cumar Dixood. (Arab)
15- Khaliif Maxamed Warsame: Habar Jeclo
16- Maxamed Yuusuf Siciid. Ciidagale.
17- Aamina Xaji Axmed Miisan: Samaroon.
18- Dalays Shire Faarax: Habar Jeclo
19- Baashe Cawil Xaji Cumar Habar Jeclo
20- Xasan Faarax Jagac: Habar Jeclo
21- Gen: Xasan Sallin: Habar Jeclo
22- Guuleed Jaamac Ducaale Habar Yoonis
23- C/qani Aadan Cadde: Dhulbahante




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *