BREAKING NEWS
Search

Madaxweyne Siilaanyo Muxuu U Sheegay Jaaliyadda Ingiriiska? (DAAWO)

London(Foore) – Daawo Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa ku sugan yihiin Magaalada London ee Caasimadda boqortooyada Ingiriiska, ayaa Xalay khudbad uu u jeediyay boqollaal ka mid ah Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan halkaas kaga waramay arimo door ah.

Munaasibaddaasi oo soo dhawayn ahayd oo Jaaliyadda Somaliland ee Ingiriisku ku qaabishay Weftiga Madaxwaynaha ayaa waxa hadallo ka jeediyay Wasiirrada Madaxtooyada, Caafimaadka iyo Warfaafinta Somaliland waxayna ka Mahad-celiyeen soo dhaweynta Jaaliyaddu u samaysay Madaxweynaha, iyaga oo mid mid uga waramay Xaaladda dalka iyo waxqabadka Xukuumaddu fulisay.

Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Qudbada Madaxweynaha:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *