Search

“Madaxweyne Cod Shacab Baad Ku Timid Ee Dalka Laguma Haysan Karo Dabbaabad Iyo Ciidan RRU Ah”” Murashax C.Casiis Maxamed Samaale DAAWO

Hargaysa(Foore) – Wasiirkii Hore ee Maaliyadda ahna Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan is casilaada Xubnaha Golaha Wasiiradda.
Murashax C.casiis Maxamed Samaale Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ku wargaliyey inaan dalka lagu Maamulayn dabaabaad iyo RRU waxaanu Intaas ku daray in Xisbiga Kulmiye uu Tartankiisii u Xidhay Mid ka mid ah Murashixiinta Jagada Madaxweyne oo ah Gudoomiye Muuse Biixi.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *