Search

“Madaxwaynaha Waxaanu U Dirnay Warqad Saddex Bog Ah, Laakiin Ilaa Hadda Kama Soo Jawaabin” Sheekh Aaden Siiro DAAWO.

Hargaysa(Foore) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamud oo Ku Magac dheer “Aadan Siiro” kana Mid ah Culimada Waaweyn ee Somaliland ayaa ka hadlay Sida ay Bulshada Caasimada hargaysa ku nooli baahi weyni uga haysato dhul laga dhigo Xabaalo.
Sheekh Aadan Siiro ayaa Shakhsi ahaantiisa Wuxuu u sameeyay Bogcad weyn oo dadka lagu aaso oo ku taala dacalka Waqooyi ee Magaalada Hargaysa gaar ahaan Xeedho.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *