Search

Madaxwaynaha dalka Kenya Mr.kibaki oo uu kicitimay maraykan

madax waynaha dalka kenya Mr kibaki oo haatan ku sugan dalka maraykanka ayaa waxa la filayaa inuu ka qayb galo  shir ka dhici doona xarunta qaramada midoobay ee New york   
kulankaasi oo todobaadkan furmi doona ayaa waxa madax wayne kibaki uuga hadli doonaa xaalada abaaraha ba,an ee geeska africa iyo sidii beesha caalamku uuga qayb qaadatay iyo sida loogu baahan yahay in la sii wado gar gaarka binu aadam nimo 
Sidoo kalena waxa kubaki shirkaasi kaga war bixin doonaa qodobadii ka soo baxay shirkii ay dhawaan yeesheen madax waynayaasha africa 

isagoona  taageero u  raadin doona dhamaan qodobadii ka soo baxay shikarkaas ayaa waxa  ka mid  ah wax ka qabashda abaarta ka jirta dalalka geeska Afrika.

kulankan  QM  ayaa sanadkan looga hadlayaa dhibaatooyinka caalamka  iyo sidii xal loogi helo lahaa 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *