Search

Machanaha Ereyo Qarro Culus Oo Ku Jira Hees Loo Sameeyay Xirsi Cali Xaaji Xasan “Siilaanyo Dabadii, Noo Noqo Siyaasiga Somaliland Haga”

Hargeysa(FOORE)- Abwaan Cali Mahdi Jibriil Xasan, ayaa hees cusub oo uu soo saaray waxa uu ku fooladeeyay Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu ku tilmaamay siyaasiga Somaliland hagi kara Siilaanyo dabadii.

Heestan waxa daawaha laga soo qaaday khamiistii shalay oo lagu beegay booqashaddii isbahaysigii dimuqraadiyad doonka KULMIYE ku tageen Magaaladda Burco oo loogu sameeyay soo dhaweyn siyaasiyiinta dalka muddo sannado ah lagu qaabilo tii ugu weynayd

DHEGAYSO Heestii loo tiriyay Xirsi Cali Xaaji Xasan




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *