Search

Maayirkii Hore Ee Borama Oo Hanjabaad u Diray Masuuliyiin Xukuumada Ka Tirsan

Borama(Foore)-Maayarkii hore ee magaalada Borama ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa hanjabaad u diray masuuliyiin uu sheegay inay xukuumada xilal sare ka hayaan oo ay daba ka riixayeen xil ka qaadistiisi.

Maayirkii hore ee Boorama inkastoonu magacaabin masuuliyinta uu sheegay inay xil ka qaadistiisa daba ka riixayeen ayaa waxa uu sheegay inuu ugu tagi doono xilalka sar sare ee ay xukuumada ka hayaan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *