Search

Kalmaddii Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Ka Jeediyey Hadhimo Sharafeeddii WADDANI U Sameeyey Maanta

Hargeysa (FOORE)-Madaxweynihii Hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin oo ay maanta hadhimo-sharafeed ku maamuuseen Xisbiga WADDANI ayaa hadalkaasi hadalo kooban oo mahad naq u badan ka soo jeediyey isaga oo si gaar ah ugu mahad naqay casuumaddan lagu soo sharfay ugana mahad celiyey Masuuliyiinta sare ee xisbiga WADDANI gaar ahaan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) Guddoomiyaha xisbiga WADDANI.

Halkan ka daawo hadalka Mudane Daahir Rayaale Kaahin




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *