BREAKING NEWS
Search

Hambalyo Meher Wacan: Boqorka Axmed Cismaan Cabdalle Iyo Boqoradda Ayaan Maxamed Axmed

Hambalyo Meher Wacan
Aabo Maxamed Axmed Daahir, Hooyo Nimco, Ikraan Maxamed Axmed, Saygeeda Iyo Caruurteeda, Khadar Maxamed Axmed Iyo Xaaskiisa, Yaasiin Maxamed Axmed, Deeqa Maxamed Axmed, Asma Maxamed Axmed, Sumaya Maxamed Axmed, Cabdixakiin Maxamed Axmed, Aabo Maxamuud Xasan Cabdi, Hooyo Faadumo Aadan Cabdi, Maxamed Maxamuud Xasan, Asma Maxamuud Xasan Iyo Saygeeda. Aabo Cabdilaahi Mubaarak, Hooyo Asli Aadan Cabdi, Huda Cabdilaahi Mubaarak Iyo Caruurteeda, Najax Cabdilaahi Mubaarak Iyo Caruurteeda, Sacad Cabdilaahi Mubaarak Iyo Xaaskiisa, Ismaaciil Cabdilaahi Mubaarak Iyo Xaaskiisa, Sayn Cabdilaahi Mubaarak Iyo Xaaskiisa, Cumar Cabdilaahi Mubaarak, Siciid Cabdilaahi Mubaarak, Salaam Cabdilaahi Mubaarak, Amaal Cabdilaahi Mubaarak, Dr. Cabdirashiid Xaashi Cabdi Iyo Xaaskiisa Aniisa Cabdiqaadir Cabdilaahi Iyo Caruurtooda:

Dhammaan Ehelkani Waxa Ay Hambalyo Iyo Bogaadin Aan La Soo Koobi Karin Hawada U Marinayaan Meherka:

Axmed Cismaan Cabdalle
Iyo
Ayaan Maxamed Axmed
Oo Maanta Oo Bisha September Tahay 10, 2012 Meherkoodu Ku Qabsoomay Huteel Dalxiis Ee Magaalada Hargeysa

Noqda kuwii aqal galkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo. Guurkiinu Guur Khayr Gurigiinu Guri Negi Guuloow Ka Yeel

Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiin Aamiiiiiiiiiiiiiiiin




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *