Search

Halkan Kaga Bogo Jawaabta Guddoomiye Cirro U Gudbiyay Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirguddoonku Isku Khilaafay

Hargeysa(Foore) – Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, ayaa hanaan sharciyaysan uga jawaabay digreetada Madaxweyne Siilaanyo ku hor istaagay qaraarkii wakiilladu ku diideen in la wareejiyo haamaha shidaalka Berbera.
Warqadda ayaa khilaaf ka dhex abuurtay shir guddoonka iyadoo labada kuxigeen oo xukumadda taabacsan Mr Cirro ku dhaliileen dib u celinta warqadda Madaxweynaha Somaliland.

Qoraalka Cirro ku jawaabay ayaa sidan u dhignaa:-
jawaab-sharcijawaab-sharci2jawaab-sharci3




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *