Guddoomiye ku-xigeenkii Koowaad ee Golaha Guurtidda oo saaka ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa(Foore) Guddoomiye ku-xigeenkii Golaha GuurtiddaSomaliland Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre ayaa saaka waaberigii ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, kadib markii xaaladiisa caafimaad maalmahan danbe jiitamaysay.
Alla Ha u naxariisteeSheekh Axmed waxa lagu wadaa in maanta lagu aasi doono hargeysa, halkaas oo qaran loogu samayn doono.
Sheekh AxmedSheekh Nuux Fure waxa uu ka mid ahaa odayaasha Udub dhexaadka u ahaa dinu heshiisiintii iyo Dhismihii Dawladnimo ee Somaliland isagoo ahaa hal doorkii Nabadaynta ka dhexdhaliyay beelaha Somaliland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *