BREAKING NEWS
Search

Gabadh u dhalatay dalka maraykan oo la dilay

Gabadh u dhalatay dalka kenya oo ku noolayd dalka maraykanka ayaa khamiistii todobadkan waxa lagu dilay Brooklyn Park  oo ah dhisme  ku yaala magalada Minisota  ee dalka maraykanka 

maydka gabadhaasi ayaa waxa helay nin  ay saaxiibo ahaayeen oo lagu magcaabo Maurlyn Moore waxaana ilaa hada gacanta ku haya maydka gabadhaasi  booliska magalda minisota 

 

gabadhaasi ayaa waxay in mudo ahba ku noolayd dalka maraykanka iyadoona ka hawl gali jirtya goob caafimaad ahaydna kalkaliso caafimad 
wararka laga helaayo booliska magalada minisota  ayaa waxay tibaaxayaan in dilka gabadhaasi ka dabeeyey ninkeedii oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dallka Liberia , in kasta oo ilaa hada ay socdaan baadhitaano la xidhiidha sidii loo helo lahaa cidii ka danbaysay 



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *