BREAKING NEWS
Search

Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqay Dhismaha Dawlad Kooban Oo dadka Midaysa

Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa walaac weyn ka muujiyey mustaqbalka siyaasadeed ee dalka kuna baaqay in danta caamka ah laga shaqeeyo halka uu Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in uu soo dhiso dawlad kooban oo kalsoonida dadka soo celisa oo dadka midaysa.
Eng. Faysal Cali Waraabe waxa uu sidan ka sheegay mar uu shalay dalka ku soo laabtay.

Halkan ka daawo muuqaalka warbixintan:




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *